War Deg Deg Ah Xoghayashii Hore ee Xilka Laga Qaday ee Xisbiga Wadani oo Kulan Wadatashiya Isagu Imanya

Hargaysa30/9/2026 Xoghayaashii Xisbiga wadani ee Gudoomiyaha Xisbiga Xirsi Xaaji Cali Xilka ka Qaday Waxay isagu Imanayaan Kulan wada Tashi oo ka dhici doona Casimada Somaliland Kulankan waxay uga Tashan Donaan Sidii ay Mawqif Midaysan uga Qadan lahayeen Xoghaye Ku xigeenkii Diinta iyo Awqaafta Sheekh Mukhtaar Cacdilaahi Xasan oo u waramay warbaahinta Hargaysanews ayaa shigay in Xisbiga Wadani Ay Tacab badan Galiyeen kulankana uu muhiim u yahay xoghayaashii hore ee Tacabka galiyey Xisbiga

Warbaahinta Hargaysanwestv

Somaliland Hargaysa