Uk 13/10/2026 Xisbiga Wadani Waxa u U Magacabay
Xamse Saxardiid Kaahin iyo Mudane Subayr Saxardiid Axmed oo loo doortay masuuliyiinta hoggaanka Laamaha UK ee Xisbiga WADDANI.
Waa masuuliyad weyn iyo kalsooni la idiin muujiyey. Waxaan idiin rajaynayaa guul, karti iyo hoggaan hufan oo aad ugu adeegtaan Xisbiga WADDANI, taageerayaashiisa iyo guud ahaan bulshada reer Somaliland ee ku nool UK.
Alle ha idiin fududeeyo xilka la idiin igmaday, hana idinka dhigo masuuliyiin ku suntan midnimo, wadajir iyo horumar.
Hambalyo Mudane Xamse iyo Mudane Subayr! Guul iyo gobannimo, guulna ha u soo hoyato Xisbiga WADDANI
N