Rasmi: Layla Ibraahim Cumar oo si rasmi ah ugu soo biirtay Xisbiga KAAH – Somaliland.

Hargaysa 12/10/2026 Layla Ibraahim Cumar oo si rasmi ah ugu soo biirtay Xisbiga KAAH – Somaliland.Layla Ibraahin Cumar oo Xubin Muhiima oo u sharaxan Golaha Barlamaanka ee Somaliland oo Ah Xubin Aad u firfircooni ah kana Soo Jeeda Gobolka Maroodijeex Ayaa Ah Gabadh Aad u firfircoon oo u Dooda Haweenka iyo Dhalinyarada Xisbiga wax wayn ku soo kordhin doontawe z