Madaxweyne Waxaan Ka Codsanaya In Aad Siidayso Abwaan Jiheeye Badhasab Cabdilaahi Gaxnuug

Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Maroodi Jeexx Cabdilaahi Gaxnuug Oo Madaxweynaha Ka Codsaday In U Siidayo Abwaan Jiheeye Oo U Xidhan Gabay Uu Tiriyey Madaxweyne Ciro.

&nbsp