Hargaysa 22/10/2026 Ururka Khayriga ee Midnimocharity oo ka hawlgala Degaanada Hoosyimada Gobolka Maroodijeex iyo Daadmadheedh iyo Deeganka Ismaamulka Somaliada Ethopia Waxay soo Dhagax Dhigeen Madarsad Quraan oo Baahi wayn u Qabeen Degaanka Shabeelay Urukan Ayaa la asaasay 2018 waxana iska kashaday Qurbejooga iyo xubno dalka ku sugan oo ka soo jeeda Deegamadaas
warbaahinta Hargaysa News
Hargaysa Somaliland
