Mayir Cabdikariim Axmed Mooge oo ka soo horjeedsa in la Badalo Magaca Somaliland

Hargaysa 14/10/2026Magaca dalkeena ee Somaliland, waa magacii hore ee taariikhdeena, markallena shirkii Burco, ayaynu ku dooranay in dalkeena la yidhaahdo Somaliland. Trump inooma sheegi karo in aan badalo magaca iyo inkale, isaga waxaan ka rabnaa in uu ina aqoonsado. Dadka reer Somaliland, baanay u taala in ay afti u qadaan magac