Hargaysa 30/9/2026 Mayarka Caasimada Cabdirisaaq Wiiwaa Waxa uu Kormeeray Dhismaha jidka wadada jameecada oo in badan baahi badan loo qabay ayaa ugu dambayn waxa habeenimada caawa ah la dhigayaa daamurka.
Maayirka Caasimada hargaysa Abdulrasaq M. Farah Wiiwaa ayaa ku dhiiraday jidka wadada jameemacada sidoo kale waxa socda shan waddo oo kale oo isku socodka bulshada ku dhaqan caasimada qayb wayn ka qaadan doona.
Tan iyo markii uu caynaanka qabtey maayirka cusubi waxa socda hormarinta jidadka hal-bawle u ah caasimada hargaysa, kuwaasi oo sarre u qaadi doona isku socodka bulshada ku dhaqan caasimadda hargaysa.
HargaysaTVnews
Xafiiska Wararka HTVN
Hargaysa Somaliland