Skip to content
  • Home
  • Arabic News
  • English News
  • Somali News
  • Social Issues
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Ayaa Kulan La Yeeshay Ambassador J. Peter Pham

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan la yeeshay Ambassador J. Peter Pham, oo ka mid ah dadka sida weyn ugu ololeeya qadiyadda Somaliland, isla markaana muddo dheer taageerayay doodda aqoonsigeeda.

Mr Pham, waa diblomaasi iyo khabiir Maraykan ah oo ku takhasusay arrimaha Afrika, horena u soo noqday Ergayga Gaarka ah ee Maraykanka ee Sahel region iyo Great Lakes, kana mid ah khubarada saamaynta ku leh siyaasadda Maraykanka

Share this:

  • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
  • Share on Threads (Opens in new window) Threads
  • Share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp
  • Share on Telegram (Opens in new window) Telegram
  • Share on LinkedIn (Opens in new window) LinkedIn
  • Share on X (Opens in new window) X

Previous News:

  • Screenshot 2026-09-07 at 5.41.49 PM
    Muxu Yahay Xeerka Maraykanku Dhaqan Galiyay Ee…
  • siyaad bare
    Waraysigii Ugu Muhimsana Ee Lala Yeesho AHN Maxamed…
  • Screenshot 2026-09-06 at 9.34.01 PM
    Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Socdaalka Madaxweyne…
  • cirociro
    Somaliland Oo Ka Gulaysatay Wadamadii Kasoo…
  • Screenshot 2026-09-08 at 1.29.23 AM
    Saxaafada Somaliland Oo Ka hadashay Xadhiga Wariye…
  • berbera
    Sababta Ay Berbera U Nuqotay Xudunta Loolanka Cusub…
  • xutiyinta
    Xuutiyiinta Oo La Jabiyey Dhul Iyo Ciidana Laga Qabsaday
  • jiheeye
    Madaxweyne Waxaan Ka Codsanaya In Aad Siidayso…
  • volcano
    Indonesia Volcano Erupts. Eroption Disrupts Flights…

Post navigation

Sacuudigu Wakhtigan Ma U Baahan Kara Dekada Berbera Ee Somaliland →
← AHN – Jeneraal Da’ud Nashqadeeyihii Ciidamada Xooga Dalkii Laysku Odhan Jiray Somalia

Arabic News

English News

Arabic News

English News

Social Issues

Somali News

Hargeisa News Network

Design By Engineer Mawliid Gaadh Haye, gaadhhaye.com