Ururka Khayriga Midnimo Charity Ayaa Xadhiga ka Jaray Malcamad Quraan laga Hirgaliyey Deeganka Raybadalay

Daroor 10/10/2026 Ururka Khayriga Ee Midnimocharity ee ka Hawlgalka Deeganada Gobolka Maroodijeex Daad Madheedh Sabowanaag Garoodi Deeganada Hoos Yimaada Kilinka Somalida Qabalayadiisa Ayaa Waxay Xadhiga Ka jareen Malcamad Quraan loogu Talo Galay Ubadka yaryar ee Soo Koraya Urukan oo ah Urur loogu tala galay in Malcaamado iyo Masaajido ka hir galiyaan Deeganadaas iyaga ku dhiiragalinya Ubadka in laga dhiso dhinaca Diiniga Ururkan oo iska kashadeen Qurbojoog iyo Qoqoljoog waxayna Awooda Sariin in Ubadka Jahliga ka Saraan oo Sadaqadooda kula Baxaan