WAR DEGDEG AH: Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtey in ay mideysey isla markaasna iyadu cashuurayso dhammaan tigidhada diyaaradaha

Hargaysa21/10/2026Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtey in ay mideysey isla markaasna iyadu cashuurayso dhammaan tigidhada diyaaradaha, sida oo kalena laga heshiiyey ismari-waagii ka taagnaa dal-ku-galka eVisa, kaas oo Somaliland diiddey.

“Dalku wuxuu leeyahay hal dowlad, mana jirto cabasho hadda ka taagan dal-ku-galka eVisa iyo barnaamijka IATA-BSP, labadaba annaga DFS ayaa maamuleyna, annaga & dowlad-goboleedyada waan ka heshiiney, Hargeysa-na kuwaas ayey ka mid tahay..” — Maareeyaha Duulista-hawada Soomaaliya.

warbaahinta Hargaysanews