

Hargaysa 30/9/2026 Ururka Midnimocharity ee Khayriga ee ka hawl gala Deeganada Somaliland iyo Ismaamulka Somalida Ayaa Dhawaan Dhamaystiray Dugsi Quraan ka ay wax ka barayaan Ubadka Soo Koraya Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Xuseen Halable Ayaa Dhawaan Xariga Ka soo Jari doona iyo Xubnaha Ururka waxana la soo Dhagax Dhigi Doona Dugsi Quraan Laga hir Galin doono Deeganka Shabeelay ee Gobolka DaadMadheedh.Ururkan oo Urur Iska wax u qabso ah oo ku midoobeen Xubno ka soo Jeeda Deegamada waxay kor u qadeen Xifdiga Quraanka iyagoo ka hirgaliyey Malcamado Quraan Deegamada hoos Yimada Gobolka Maroodi Jeex Sabo wanaag Daad madheedh iyo Degmada Salaxlay Bali Mataan
Hargayasa Somaliland
warbahinta htvnews