Dr. Cabdi Wali Suufi Oo Sheegay In Madaxweyne Cirro Iyo Waftigiisu Bila Qorshe Ku Tageen Maraykanka

Siyaasi Dr. Cabdi Wali Suufi Oo La Hadlay Warbaahinta Red Sea News Aya Ka Hadlay Safarka Madaxweyne Cirro Ee Dalka Maraykanka…