Maamulka degmada Sallaxley oo xadhiga ka jaray rugta cashuuraha Qool cadey. Taas oo dhistay dawladda hoose ee degmada Sallaxley

Sallaxley 28/9/2026 Maamulka degmada Sallaxley oo xadhiga ka jaray rugta cashuuraha Qool cadey. Taas oo dhistay dawladda hoose ee degmada Sallaxley Xafladan oo ka dhacday Xarunta Degmada Qoolcaday