Hanti Dhawrka Aya Gacanta Ku Haya Lacagtii Laygu Wareejiyey – Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeisa

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeisa Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay Inu Hanti Dhawrka Ku Wareejiyey Lacagii Wakaalada Biyaha Hargeisa Kasoo Xarootay….