Gudoomiyihii hore ee Komishanka maamul wanaaga qaranka Jsl Liibaan Ismaaciil Buraale oo u jawabay Xisbiga Kaah

Hargaysa 14/10/2026Maaha inaad ku shaqeysaan wixii wanaagsanba diida iyo sidaasa la samayn jiray ee sameeya “.

Liibaan Ismaaciil Buraale ayaa ka jawaabay dhaliil ka timi Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Kaah isagoo sheegay In mucaaridnimo wax dhisaysay la sameeyo”.

waxaad xisbi u tihiin maaha wixii danta umadda u hagaagaya oo aad diidaan ee waa maslaxadda umadda Somaliland oo aad ka shaqeysaan, waa in laga koro siyaasadda Saboolka ah ee sabo daawaday ah ee sidaasa la sameyn jiray ee samee “.

.