Aqoonyahanka Somaliland Ee Uk Oo Sodhawayn u Sameyey Baashe Cawil

London 27/9/2026

Screenshot

Aqoon YahankaSomaliland ee ku dhaqan Uk casho sharaf ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay Danjire Baashe  Cawil ayaa xalay ka dhacday magaalada London. Munaasabaddan oo kulmisay aqoonyahanka, waxgaradka, iyo jaaliyadda reer Somaliland ee Uk ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay. Xubnahan Aqoonyahanka Waxay kale oo Bogaadiyeen Safarka Madaxwaynaha ee Aqoonraadiska Gabagabadii waxay ku baaqeen isku Dubni iyo wada Jir

hargaysanews

london